...

6 xirfad oo ay tahay inaad lahaatid 2023 || Baro Xirfad

6 xirfad oo ay tahay inaad lahaatid 2023 || Baro Xirfad

Maqaalkaan waxa kula wadaagaya muhiimada ay leedahay skill(xirfad) lahaatid sanadkaan 2023 oo aad baratid ama hadaad taqaanay sii xoojisid oo lacag ka sameesid.

Helitaanka xirfad taas oo ka duwan tan schoolka ama jaamcada waxaad ku kasban kartaa lacag faro badan waayo waxaa la dhahay ninaan xirfad laheen waa nin caqli laheen sidaas owgeed xirfadaada ha ahaato mid aad laca ku kasban kartid, waxaadna ku ogaan kartaa waxaa eekeesaa dadka hore dhaqaalaha ugu sameeyay hadii aad aragto xirfad uu lacag ka sameeyay mudo yar,( markaan ku leeyahay mudo yar waxaa ula jedaa 6bilood) adne waa ka sameen kartaa lacag qofka xirfadaas lacag ka sameeyay waxba kuma dhaamo,

Waxaa maqaalkaan kula wadaagayaa 20xirfad oo ay tahay inaad mid baratid sanadkaa hada bilowday ee 2023 waxaana hubaal ah in aad xirfadahaan ku faa’idi doontid daqlina ku kasban doontid.

Suuq geyna(digital marketing)Suuq geynta casriga ah(Digital marketing) waa mid ka mid ah xirfadaha aadka loogu baahan yahay qof yaqaano sawabtoo ah waxaa jiro kambaniyo(companies) badan oo u baahan in loo sameeyo suuqgeyn oo alaabtoodo loo suuq geeyo Baraha Bulshada si ay u haleen Macaamiil iibsato alaabtooda,

waxay sheegtay Wikipedia in 5-10% lacag gaareeso ay kambaniyadu(companies) ay ku baxshaan SuuqGeynta casriga ah EE Digital Marketing, sidaas darteed waa muhiim shirkad walba inay lahaato dhow qof oo u qaabilsan dhinacaas iyo suuq geynta casriga ah, waxayna noqoto xirfad cusub waayo sanadihii hore lama aqoon oo ma jirin social media sidaas darteed waxaa alaabaha lagu xayeysiin jiray idaacadaha iyo Telefeshinada(Tv).

2. Turjumaa

Shirkad walba waxay raadisaa qof turjumaa ah oo yaqaano luuqad sida English,Arabic iyo French iwm, haatan Somalia aan joogno qofkii luuqada English si fiican u yaqaano dhulka maba dhaco oo inGO ayaaba hore ka qaadato.

  1. Qorida Blog/Article

Hadaan taqaanid sida blog loo qoro waad ku shaqeesan kartaa oo shirkada waxay rabaan qof ama labo ka caawiyo inay u qoraan qoraal suuqgeyn ah oo ay shirkadu alaabaheeda ku xayeysiisato.

4. Fahanka computerka

Xirfadaha hada jiro badankooda waxa u aas’aas ah inaad taqaano basic of computer taas oo kaa caawineeso inaad si fudud ugu shaqeesatid xirfadaadi aad taqaanay.

  1. Data analysis

Xirfadaan waxay tahay mid muhiim ah oo barashadeeduna tahay mid adeg marka ku leeyahay way adeg tahay ma ahan u jeedkeegu inaa ku niyad jabiyo balse waa in aad kusii tashataa oo aad biyo u dhaansataa ileen dheel mahan in aad data structure ama data analysis si fudud ku baratid.

  1. Hadalka dad weynaha (public of speaking)

Ka hor hadalka dad weynaha waa muhiim inaad taqaanid waxay muhiim u tahay marka aad soo gudbineesid xirfad aad taqaanid ama mashhruuc ayaa wadataa waxa u baahan tahay maal galin sidee ayaa ugu shegesaa? Soo ma ahan inaad baratid xirfada fakaare ka hadalka si aad uga dhaadhiciso ujeedka aad leedahay ama mashruuca aad doonesid in laguu maalgelsho.

Picture of SWT SOMALI WORLD TECHNOLOGY

SWT SOMALI WORLD TECHNOLOGY

Leave a Replay

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *


Hire Me on Fiverr

Follow Us on Facebook

Recent Posts

Weekly Tutorial

Join our newest courses.