About Course

????ma ku daashay sidii aad u kobcin lahayd boggaga Instagram, YouTube, ama TikTok?

Weligaa ma ku fikirtay inaad u isticmaasho aaladaha AI (

Artificial intelligence) inaad ku samayso muuqalo?

Koorsadan yar , waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo muuqaalo gaagaban oo dad hadlaya ah adoo la isticmaalayo aaladaha AI-bilaash!

Bogag badan oo mawduucyo cusub ah ayaa isticmaalay AI -aydan waxayna la kulmeen koboc aad u weyn. Hadda ku biir oo xooji joogitaankaaga warbaahinta bulshada!

Course Content

casharkii oo dhamaystiran

  • casharkii 1
    06:15
  • casharkii 2
    04:47

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 2 Ratings
5
2 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
MC
6 months ago
It's good course in my opinion
ED
3 years ago
thanks teacher