About Course

Waa kooras photoshop ah oo u baxaya qaab Advanced ah ama heer sare ah oo lagugu barayo dhamaan Xirfadaha kala duwan ee photoshopka. Waxaa qaadan kara koorsadan dhamaan cidkasta oo isticmaasha photoshop ka.
Marka Koorsadan aad dhamaysato waxaad awood uyeelan oo aad Si buuxda umaamuli Doontaa photoshopka Adigoo Amar Kusiinaya inuu si iskii ah u edit gareeyo sawirada Color ka Aad jeceshahayna uu usaaro kuuguna save gareeyo meesha Aad rabto, Adigoo kamaqan Labtop ka ama iska hurda ayuu intaas oo Hawl ah kuu qabanayaa.

What Will You Learn?

  • Samaynta Business Cards ka, ID Cards ka, Bill boards ka,
  • Samaynta Logo Professional ah iyo dhamaan Designs ka Traditional Marketing ka loo adeegsado.
  • Sida loo Samaysto loona isticmaalo Mockups ka.
  • Edit garaynta iyo qurxinta sawirada kala duwan.
  • Samaynta Sawirada kurarka ah sida kuwa passport ga iyo kuwa ID Cards ka iyo Sida aad print ugu samayn lahayd.
  • Samaynta Designs Photo Manipulations ah.
  • Tips and tricks kusaabsan Phtoshopka.
  • Photoshop Actions ka iyo Samaynta Droplet Cajiiba ah.

Course Content

Getting Started with Professional Workflow

Advanced Branding Design and Logo

Tips and Tricks

Photo Editing

Making passport-sized photo

Creative Photo Manipulation

Student Ratings & Reviews

5.0
Total 3 Ratings
5
3 Ratings
4
0 Rating
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
A
5 months ago
thanks ustaad
thanks teacher
Digital
7 months ago
Thanks teacher
By : SWT SOMALI WORLD TECHNOLOGY
Free
By : isse mohamed mohamed
$10 Original price was: $10.$3Current price is: $3.
By : Digital
Free