About Course

Waa mid kamida Koorsooyinka ugu tayada fiican ee lagu barto Video Editing ka Waxaad ku baran doontaan koorsadan Software ka Adobe Premier pro sidoo kale waxaa si free ah ama bilaasha ah kuula socda barasha Wondershare Filmora oo isna ah Software Videos ka lagu Edit gareeyo iyo ZD screen recorder oo ah software lagu duubo shaashada Computer ka.

Koorsadan Markaad qaadato waxaad tahay Video Editor yaqaana oo ku shaqayn kara 3 software oo kala duwan.

What Will You Learn?

  • Marka uhoreysa Waxaad sifiican u baran doontaa Software ka Adobe Premier Pro oo ah midka ugu fiican ee Muuqaalo Lagu Edit gareeyo
  • Marka Xigta Waxaad si dhibyar u baran doontaa Software ka Wondershare Filmora
  • Sidoo kale waxaad baran doontaa Software ka ZD Screen Recorder
  • Ugudanbayn waxaad noqon doontaa video editor ku shaqeeya Saddex software oo kala duwan.

Course Content

Mudule 1. introduction to Premiere Pro

Mudule 2. Importing and Organizing Media

Mudule 3. Basic Video Editing Techniques

Mudule 4. Enhancing Your Video

Mudule 5. Working With Audio

Mudule 6. Exporting and sharing your projects

ZD Screen Recorder Lessons

Filmora Lessons

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet