No products in the cart.
About Course
🚀 Baro Crypto. Faham Market-ka. Dhis Skill-kaaga.
Crypto maanta waa mid ka mid ah suuqyada ugu weyn ee digital-ka. Fursado badan ayaa jira — laakiin haddii aadan fahmin market-ka, waxaad si fudud u khasaarin kartaa lacag.
Course-kan waxaan kuugu fududeynay Crypto laga bilaabo Zero ilaa Practical.
Waxaad baranaysaa:
🪙 Crypto & Bitcoin sida ay u shaqeeyaan
💰 Sida loo deposit-gareeyo, loo iibsado & loo iibiyo
📊 Sida loo akhriyo Charts-ka iyo Market-ka
🔎 Sida loo baaro coins-ka ka hor intaadan lacag gelin
📈 Sida loo raadiyo investment opportunities
🛡️ Risk management & sida looga fogaado beginner mistakes
🎯 Sida loo sameeyo Entry, Exit & Investment Plan
No theory badan.
Waxaan isticmaaleynaa real charts, real market examples & practical steps si aad u barato sida investor/trader u fikirayo.
Ma ku siinayno coin random ah oo aan kuu dhahno “BUY.”
Waxaan ku baraynaa sida aad adigu u fahmi karto sababta aad u iibsanayso ama u sugayso.
Haddii aad tahay:
Beginner, qof crypto hore u galay oo khasaaray, ama qof raba inuu barto investment skill cusub — course-kan waa meesha laga bilaabo.
⚠️ Crypto profit waa suurtagal, laakiin 50%+ ama profit kale lama dammaanad qaadi karo, sidoo kale khasaaro waa suurtagal. Ujeeddadu waa inaad barato sida market-ka loo fahmo iyo sida risk-ga loo maareeyo.
🔥 Ha ku gelin lacagtaada crypto adigoon fahmin.
Marka hore baro. Kadib go’aan qaado.
👉 Start the Course Today.
Course Content
Module 01: Introduction to Crypto (Your Journey Begins)
- 00:56
- 01:05
- 00:42
4 Why Crypto is Growing Fast
01:165 Risks vs Opportunities
02:006 Common Beginner Mistakes
01:587 Glossary of Crypto Terms
02:45
Module 02: Exchanges (KYC & Non-KYC)
Module 03 : Cashirkii ugu mihiimsanaa , samee 50%+ bil walba
Student Ratings & Reviews
No Review Yet


