About Course
Koorsadaan waxay ku saabsan tahay sidaad lacag uga samayn lahayd internet {khadka}, inta badan iyada oo loo marayo freelancing.
Waxaan diiradda saari doonaa shaqooyinka fudud oo aan u baahnayn xirfad farsamo.
Waxa ugu weyn ee aan xoog saari doono waa raadinta macaamiil, anagoo u ka soo qaadayna inaad horeba u leedahay xirfad aad ku shaqaysan karto.
Waxaan ku tusi doonaa sida loola xiriiro ganacsiyada si aad u hesho macaamiilkaaga ugu horreeya oo si fiican wax u bixiya.
Intaa waxaa dheer, waxaan baran doonaa sida degdeg ah loo sameeyo degel ama website oo aan lacag ka samayno.
Hadafka ayaa ah in lagu siiyo tillaabooyin wax ku ool ah si aad u bilowdo inaad internet-ka lacag ugu samayn si fudud .
Course Content
Student Ratings & Reviews
aad baad u mahadsantahay macalin, Waxay igu qaadatay hal usbuuc inaan helo macmiilkaygii ugu horreeyay.




