No products in the cart.
About Course
waa koorso photoshop ah oo wakhti badan lagaliyey waxaana qaadan kara cidwalba gaar ahaan dadka aan horey u isticmaalin photoshop ka.
Muhiim maahan Wax khibrad ah inaad leedahay ama inaad aqoon uleedahay photoshop ka Si aad koorsadan uqaadato. Sidoo kale Koorsadan Sijoogto ah ayaa loo update gareeyaa oo loo hurumariyaa.
Course Content
Getting Started with Photoshop
How to install Adobe Photoshop
15:41- 19:24
Sharaxaada Settings ka Photoshop ka
07:06Sida Loo Sameeyo Documents Cusub
07:34


