About Course

Koorsadan waxaad ku baran doontaa software ka After effects waa software cajiib ah oo dadka sifiican u yaqaanaa ay yar yihiin fursadihiisa shaqona ay aad usareeyaan. kadib markaad qaadato koorsadan meelkasta oo caalmaka kamida waad kaga shaqaysan kartaa

What Will You Learn?

  • sida loo sameeyo xayeysiiyada ama promotions ka qaaliga ah Hadeytahay Mobile app promotion website presentation amaba se promo caadiya
  • Sida loo sameeyo shaashada Tv yada waawayn
  • Sida loo saxo Audio Spectrum ka hirarka Codka
  • Sida loo badalo templates after effects ah iyo waliba Meesha laga helo templates free ah iyo sida loo isticmaalo
  • Sida loo sameeyo essential graphics adoo isticmaalaya after effects kadibna aad uga dhigi karto template ku shaqeynaya Premier pro.

Course Content

Begginer Lessons

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
By : SWT SOMALI WORLD TECHNOLOGY
Free
Free
By : Digital
$30 Original price was: $30.$2Current price is: $2.